Borama News Network

Dalka Suudaanta Koonfureed Oo Qarka Usaaran In Uu Ka Qarxo Dagaal Sokeeye

Mucaaradka ugu weyn dalka Suudaanta Koonfureed ayaa iska diiday amarro ka soo baxay dawladda ee la yidhaahdo SPLM/A-IO in ay hubka dhigaan oo ay iska xaadiriyaan xeryaha dawladda.

Mucaardka hubaysan ayaa sheegay in ciidammada dawladdu aanay xaq u lahayn in ay ka arrimayaan goobaha ay mucaaradku maamulaan.

Xiisaddan ayaa ku so beegmaysa xilli uu xabsi guri ku jiro madaxweyne ku xigeenkii dalkaasi Riek Machar, iyada oo cabsida laga qabo dagaal sokeeye oo mar kale ka dhaca dalkaasi ay tahay mid aad u sarraysa.

Related posts

Maxkamada Racfaanka Gobolka Banaadir Oo Maanta Ku Dhawaaqaysa Go’aanka Kiiskii Sayid Cali

Abdiaziz Bnnstaff

“Madaxweyne Biixi Wuu Fashilmey Oo Wax Uu Ku Wanaagsan Yahay Ma Jirto,” Xildhibaan Xeeldheere.

Abdiaziz Bnnstaff

Faysal Cali Waraabe Oo Si Adag Ugu Jawaabay Ilhaan Omar Iyo Xasan Sheekh, Kana Hadlay Heshiiskii Somaliland Iyo Itoobiya

Abdiaziz Bnnstaff