Borama News Network

Deg Deg Gudigii Kaambiinka Xisbiga Kulmiye ee Gobolka Awdal oo hada iscasilay

Gudigii Kaambiinka Xisbiga Kulmiye ee Gobolka Awdal oo hada iscasilay.

Liiska masuuliyiinta iscasilay.

Gudoomiyihii Gudiga Kaambiinka Kulmiye ee Gobolka Awdal Abdicasiis Diiriye Daahir.

Madaxa maaliyada Kulmiye Ahna Xubin kamida gudiga Kaambiinka Hibo Abdi Yusuf.

Hinda maxamuud Tubeec Gudoomiyihii garabka Haweenka ah Xubin gudiga Kaambiinka.

Mustafe Cabdi Axmed oo ah Xubin Kaambiinka ahaana Xoghayihii Hore ee gobolka Awdal.

Related posts

Urur Siyaasadeedka Kaah Oo Fariin U Diray Taageerayaashiisa

Abdiaziz Bnnstaff

Shirka Wadatashiga Qaranka Oo Maanta Ka Furmay Muqdisho Iyo Puntland Oo Markale Ka Maqan Shirkaasi

Abdiaziz Bnnstaff

Madaxweynaha Senegal Oo Kala Diray Baarlamaanka Dalkaasi Iyo Sababta Loo Kala Diray Oo La Shaaciyay

Abdiaziz Bnnstaff