Borama News Network

Deg Deg Madaxwayne Ku Xigeen Saylici Oo Kulan Deg Deg Ah Iskugu Yeedhay Aqoonyahanka Gobolka Awdal Iyo Arimaha Laga Wada Hadlayo

Saylici oo kulan deg dega iskugu yeedhay Aqoonyahanka G.Awdal

“Waxaan maanta kulan Qado sharaf iyo is xog waraysi ah Magaalada Hargeysa kula qaatay qaar ka mid ah Labeenta Iyo Aqoonyahanka Gobolka Awdal.

Waxaan isla Falanqaynay xaalada guud ee Dalka iyo si gaar ah ta gobolka Awdal.” Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland

Related posts

Xildhibaano Xukuumada Iyo Madaxwayne Xasan Sheekh Ku Eedeeyay In Ay Boobayaan Xoolaha Iyo Hantida Shacabka

Abdiaziz Bnnstaff

Somaliland Oo Caynabo La Keenay Ayaan Aragnaaye Hadii Ay Doorashadu Dib U Dhacdana…Prof Cali

Abdiaziz Bnnstaff

Dowladda Jabuuti Oo Ka Hortimid Qiimeyn Uu Bangiga Adduunka Uu Ku Sameeyay Dekedaha Caalamka

Abdiaziz Bnnstaff