Borama News Network

Deg Deg:- Somaliya Oo Ilaalinta Iyo Difaaca Bada Somaliyeed Ku Wareejisay Dowlada Turkiga

Golaha wasiirada ee xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa meel-mariyay heshiis la xiriira difaaca iyo dhaqaalaha badda oo dowladda Soomaaliy la gashay dowladda Turkiga.

Kulan ay yeesheen golaha wasiirrada Soomaaliya isla markaana uu shir guddoomiyay raysal wasaare Xamse Cabdi Barre ayaa lagu saxiixay heeshiiskan.

Dhawaan ayay ahayd markii wasiirrada difaaca ee labada dal waa Soomaaliya iyo Turkig’e ay wada gaareen heshiiskaan.

Heshiiskaan ayaa la filayaa in faahfaahin uu ka bixiyo madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta lagu wado in uu khudbad ka horjeediyo labada gole ee baarlamaanka Soomaaliya.

Related posts

Madaxwaynaha Dalka Ruushka Vladimir Putin Oo Mar Kale Ku Guulaystay Doorashadii Dalkaasi Ka Dhacday

Abdiaziz Bnnstaff

Koomishanka Doorashooyinka Somaliland Oo Ganaax Lacageed Ku Soo Rogay Wasiir Cabdinasir Buuni

Abdiaziz Bnnstaff

“Reer Gabiley Waxaan Leeyahay Abtiyaal Maanta Albaabkii Baan Ka Soo Galey Reer Dalal”Murashax Madaxwayne Ku Xigeen Maxamed Cali

Abdiaziz Bnnstaff