Borama News Network

Dhegayso:- Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Xiisada Ka Dhex Aloosan Dowlada Fadaraalka Somaliya Iyo Maamulka Jubaland

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamza Cabdi Barre ayaa sheegay in magaalada Kismaayo laga daabbulayo ciidamo uu tilmaamay in loogu talagaly in ay la dagaallamaan Ciidanka Xoogga Salka Soomaaliya ee dhowaan loo geeyay Raas Kambooni.

Jubaland ayaa sidaas oo kale Dowladda Soomaaliya ugu eedeysay abaabul dagaal. Warbixintan waxaa innoo haya Cabdulqadir Samakab.

Related posts

Waxaa Ina Deeqa Qaranimo” Xildhibaan Barkhad Batuun Oo Hadlay

Abdiaziz Bnnstaff

“ Dadkii Muuse, Qabyaaladda Ku Raacay Ayaan Ahaa Maantana….” Faadumo Aadan Oo Ka Mid Ah Dadkii Fartooda Eeday.

Abdiaziz Bnnstaff

Dowlada Shiinaha Oo Somaliya Cagaha U Galisay Dibin Siyaasadeed Oo Dhanka Dibloomiyada Ah