Borama News Network

Dhegayso:- Warbixin Xasaasiya Oo Ku Saabsan Loolanka Culus Ee Qaarada Africa Ku Dhex Maraya Dalalka Ruushka Iyo Maraykanka

Ruushka iyo Maraykanku ayaa si firfircoon u xiisaynaya inay soo jiitaan waddamada Afrika, gaar ahaan kuwa leh kheyraadka iyo macdanta.

Labada Quwadood ayaa mid walba waxa uu ku dadaalaya inuu ilaaliyo amnigiisa qaran, gaar ahaan dhinaca ilaha dhaqaalaha iyo macdanta, warbixin arrintaas ku saabsan waxaa inoo haya Xuseen Barre.

 

Related posts

Maxkamada Sare Ee Somaliland Oo Ku Dhawaaqdag Natiijada Rasmiga Ah Ee Doorashooyinka Somaliland

Abdiaziz Bnnstaff

Borama Oo Maanta Laga Shaaciyay Gudoomiyaha Beelaha Madaxyowaynta Makaahiil

Nidaamka milatariga ee Niger oo barnaamijyada BBC da ka mamnuucay dalkooda

Abdiaziz Bnnstaff