Borama News Network

Dhul Gariir Xoogan Oo Ku Dhiftay Magaalada Ugu Dadka Badan Leh Dalka Turkiga

Waaxda musiibooyinka Turkiga ayaa sheegtay in dhowr dhulgariir oo is xigxiga ay muddo daqiiqado gudahood ku dhufteen qeybo ka mid ah magaalada Istanbuul, dhammaantoodna waxay ka dhaceen meelaha ku dherersan Badda Marmara.

Waa dhulgariirkii labaad oo cabbirkiisu yahay 6.2 oo ku dhufta Istanbuul oo ay ku nool yihiin buldho dhan 16 milyan.

Waa magaalada ugu weyn Turkiga halkaasoo ay ku nool yihiin shan meelood meel bulshada dalkaas.

Wasiirka arrimaha gudaha ayaa sheegay in dhulgariirkan aan keliya laga dareemin Istanbuul balse sidoo kale uu saameeyay gobollada ku hareereysan.

Related posts

Soomaaliya oo kahor timid Damaca Maraykanka ee la xiriira in uu usoo Barakiciyo Shacabka Gaza

Abdiaziz Bnnstaff

Xildhibaan C/raxmaan C/Shakuur “Baarlamaanka Ha Diyaariyaan Garaar Midowga Africa Loga Dalbanayo In Laga Raro Itoobiya..”

Abdiaziz Bnnstaff

Israa’iil iyo Xisbullah oo qarka u saaran in uu dagaal ka dhex qarxo

Abdiaziz Bnnstaff