Borama News Network

Diyaaradaha Israa’iil oo duqeymo ka gaystay Koonfurta Lubnaan

Ugu yaraan saddex weerar oo cirka ayaa diyaaradaha Israa’iil saaka ka gaysteen dalka Koonfurta Lubnaan, sida ay sheegayaan wararka halkaa ka imaanaya.

Dhowr deegaan oo ku yaalla Koonfurta ayaa laga arkayay qiiq madow oo cirka isku shareeray oo muujinaya duqeymaha halkaa ay diyaaradaha Israa’iil ka gaysteen.

Weerarradaan ayaa imaanaya, iyadoo milatariga Israa’iil uu soo saaray amaro la xiriira in dadku ay ka baxaan deegaannada Koonfurta oo ay ku tuhmayaan ururka Xisbullah.

Related posts

Sharif Oo Baarlamaanka Ku Eedeeyay Sharciyo Doorasho Oo Aan Heshiis Lagu Aheyn

Abdiaziz Bnnstaff

Madaxwayne Ku Xigeenka Puntland Oo Taageeray Go’aankii Ay Soo Saareen Isimada Dhanka Ee SSC Khaatumo

Abdiaziz Bnnstaff

Cabdiraxmaan Cabdishakuur: “Dastuur Hadii La Dhameystiro Jilib Ma Tegi Kartaa Dowladdu, Muuse Biixi MaKa Hortistaagayaa Heshiiska Itoobiya ?

Abdiaziz Bnnstaff