Borama News Network

Donald Trump oo lagu helay dhamaan dacwadihii lagusoo oogay iyo dhawaan oo la xukumayo

Donald Trump ayaa noqday madaxweynihii ugu horreeyay ee Mareykan ah oo lagu helo dambi khamiistii, markii xeerbeegtida New York ay ku heleen dambi ah inuu been abuur ku sameeyay dukumeenti, si uu u qariyo lacag lagu aamusiyay haweeney sameysa filimada galmada kahor doorashadii madaxweynaha ee 2016-ka.

Kadib markii ay ka doodeen muddo laba maalmood ah, 12 xubnood oo xeerbeegti ah ayaa ku dhawaaqay inay Trump ku heleen dhammaan 34-ta eedeymo ee uu wajahay.

Haddaba, Madaxa Laanta Afka Soomaaliga ee VOA Cabdiraxmaan Yabaroow ayay Sahra Cabdi Axmed waxa ay wax ka waydiisey xukunka eedaha dambi ee lagu helay madaxweynihii hore ee Mareykanka Donald Trump.

 

Related posts

Madaxwayne Muuse Biixi Oo Wareegto Madaxwayne Xilkii Kaga Qaaday Guddoomiye Ku Xigeenka G.Salal

Abdiaziz Bnnstaff

“Sirdoonka Somalilalad xaq u ma leh inay cid soo xidhxidhaan,” Garyaqaan Mubaarig Cabdi

Abdiaziz Bnnstaff

Dhul Gariir Xoogan Oo Ka Dhacay Jasiirada Taiwan Iyo Khasaaraha Ka Dhashay Dhulgariirkaasi Oo Isa Soo Taraya

Abdiaziz Bnnstaff