Borama News Network

Donald Trump Oo Malaayiin Doolar Oo Xaal Iyo Xumayn Ah Looga Qaaday Gabadh Uu Fara Xumeeyay

Xeerbeegtida New York ayaa go’aamiyay in Donald Trump uu bixiyo $83.3 milyan oo doolar, taas oo magdhow u ah weriye E Jean Carroll oo uu aflagaadeeyay wariye sanadkii 2019 intii uu ahaa madaxweynaha Mareykanka.

Ciqaabta maxkamada madaniga ah ayaa ka kooban $18.3m iyo magdhawga ah iyo $65m oo xaal marin ah.

Trump ayaa kiis hore oo madani ah lagu helay inuu sumcad dil u geystay haweenaydan oo uu fara xumeeyay 1990-meeyadii.

Waxa uu wacad ku maray in uu racfaan ka qaadan doono xukunkii ugu dambeeyay, isaga oo kiiska ku tilmaamay mid ugaadhsi ah, xukunkana waxa uu ku tilmaamay mid lagu qoslo.

Related posts

Raysal Wasaaraha Dalka Somaliya Xamse Cabdi Bare Oo Ku Waajahan Raaskanbooni

Abdiaziz Bnnstaff

Daawo Xildhibaan Maxamed Abiib Oo Fariintii Ugu Adkayd U Diray Ree Awdal Sheegayna In Saylici Uu Guri Ku Xidhanyahay

Abdiaziz Bnnstaff

Kumanaan Falastiiniyiin ah oo ku sii qulqulaya waqooyiga Qasa

Abdiaziz Bnnstaff