Borama News Network

Dowlada Jabuuti Oo Sheegtay In Ay Weli Jawaab Ka Sugeyso Itoobiya Oo Ay U Balanqaaday Deked Ay Si Gaar Ah Wax Ugala Soo Degto

Dowladda Jabuuti ayaa sheegtay inay Ethiopia ka sugayso jawaab ku aadan deked ay Jabuuti ku yaboohday inay Ethiopia isticmaasho si loo yareeyo xiisadda ka dhex-jirta Soomaaliya iyo Ethiopia.
Jabuuti ayaa bilowgii bishan ku dhawaaqday inay Ethiopia siinayso dekedda dhinaca waqooyi ee Tajuura. Jabuuti ayaa aaminsan in isticmaalka dekedda Tajuura uu kor u qaadi karto ganacsiga gobolka iyo hagaajinta xidhiidhka kaabayaasha dhaqaalaha ee Itoobiya iyo Jabuuti.

Wasiirka Arrimaha dibedda Jabuuti Maxamuud Cali Yuusuf, ayaa wareysi uu siiyay weriyaha VOA, Peter Clotty wuxuu kaga hadlay arrintan.

Related posts

Xildhibaankii Sadexaad Ee Oo iska casilay Gudi Hoosaadyada Golaha Wakiilada Somaliland

Abdiaziz Bnnstaff

Dameer Aan Fuushanahay Dhuusadiisu Maxay I Yeeli,wasiir Siciid Sulub,cali Cantar Iyo Bashiir Cabdi Waa Qaran-dumis,hala Soo Xidho, Safaaradda Turkiga Ee Hargeysana Hala Saaro”xil Shaadh

Abdiaziz Bnnstaff

Dayn Intee Leg Ayaa Lagu Leeyahay Xukuumada Madaxwayne Muuse Biixi Yaase Ku Leh Dayntaasi

Abdiaziz Bnnstaff