Borama News Network

Dowlada Somaliya Oo Qorshaynaysa Sidii Ay Ciidamada Hawgalka U Jooga Dalka Ee Atmis Tartiib Ugu Bixi Lahayeen

Dowladda Soomaaliya ayaa dooneysa in la tartiibiyo qorshaha ay Soomaaliya uga baxayaan ciidamada nabad ilaalinta ee Afrikaanka ah ee ATMIS ee Soomaaliya ka howlgala.

Dumintiyo ka digaya in amaanka uu faraha ka baxo, oo ay aragtay Wakaaladda Wararka ee Reuters, ayaa muujinaya in dalalka deriska ah ay walaac ka qabaan in Al-Shabaab ay dib u soo xoogeeysato, awooddana ay ula wareegto.

Hawlgalka Midowga Afrika ee ku meel gaarka ah ee Soomaaliya (ATMIS), oo ah ciidamo nabad ilaalin ah, ayaa waxaa ka go’an inay ka baxaan dalka 31-ka December, markaasi oo la filayo in ciidamo cusub oo tiro yar lagu bedelo.

Warbixin gaar ah oo dheer oo ay sheekadan ka qortay wakaaladda ee Reuters, waxa noo soo koobeysa Caasha Ibraahim Aadan.

 

Related posts

Suuqii Dhawaan Gubtay Ee Magaalada Wajaale Oo U Diyaar Galoobaya Ciida Iyo Xaalada Dhaqdhaaqa Suuqa

Abdiaziz Bnnstaff

Iiraan oo soo bandhigtay qaabkii uu u dhacay howlgalkii lagu dilay AUN Ismaaciil Haniyah

Abdiaziz Bnnstaff

Doorashadii Dalka Faransiiska Oo Awood Xoogan La Isku Muquuniyay

Abdiaziz Bnnstaff