Trending now
Wasiirka Arimaha Dibada Somaliland Oo Dalka Dib…
Ciidamada Maamulka Puntland Oo Soo Bandhigay Hubkii…
Daawo Waraysi Xasaasiya Oo Uu Bixiyay Madaxwayne…
Biriijka Ugu Dheer Qaarad Africa Oo Ay…
Madaxwayne Cabdiraxman Ciro Oo Mar Kale Safar…
Soomaali ku eedeysan qaraxyo ka dhacay Nairobi…
“Gudoomiye Sacdiyo Haka Soo Degto Kursiga Shir…
Israa’iil oo wajaheysa ‘duufaan’ diblomaasiyadeed iyo Trump…
Midowga Yurub oo Trump ugu baaqay inuu…
Itoobiya oo sheegtay in ay Somaliland kala…
Facebook
Twitter
Youtube
Home
English News
Somali News
Search for:
Search
Facebook
Twitter
Youtube
Primary Menu
Search for:
Search
“Dowlada Soomaaliya ha keento ciidii dalka soo galinaysay Hubka sharci darada ah”
July 22, 2024
previous post
Xukuumadda Somaliland Oo Beenisay in Madaxweyne Daahir Rayaale Kaahin ka baaqsan-jirray khudbad..
next post
Maxay Hogaamiyayaasha Dunidu Ka Yidhaahdeen In Joe Biden Ka Hadho Tartanka Doorashada Maraykanka ?
Related posts
Macallin dhigayey Jaamacad laga barto caafimaadka oo ku taal dalka Bangladesh ayaa la xiray, maalmo ka dib markii uu xabad ku dhuftay arday imtixaan u fadhiyey. Dhacdadan oo ka dhacday magaalada Sirajganj ee waqooyiga galbeed ee Bangladesh ayaa aad loola anfariirey markii la ogaadey in booliska ay ku qaadatay labo maalmood in ay xiraan ninka falka geystey. Raihan Sharif ayaa la xiray, dabeedna shaqada laga joojiyey markii ardaydii jaamacaddu ay ku dhaqaaqeen mudaharaad looga soo horjeedo weerarka lagu dhawacay saaxiibkood. Macluumaad dheeri ah lagama hayo sababta ka dambeysey dhacdan iyadoo ardayga dhaawacana uu isbitaal jiifo, macalinkana uu xabsi ku jiri Warbaahinta gudaha ayaa magaca dhibbanaha ku sheegtay Arafat Amiin Tomal oo 23 jir ah, kaasoo hadda ka soo kabanaya dhaawac ka so gaarey jilibka. Macallin Shariif ayaa wuxuu qori la soo galay fasal ay fadhiyeen 45 arday, ka dibna wuxuu xabad ku ridey ardayga dhaawacmay. Nasiib wanaag qaar ardayda ka mid ah ayaa macallinka isku duubay oo qol ku soo xiray, ka hor intii aan booliska loo yeerin.
Abdiaziz Bnnstaff
March 7, 2024
Mashruuc Ay Ku Baxday Lacag Dhan 500 Oo Kun Oo Dolar Ayaa Lagu Waareejinayaa Qof Shacib Ah” Wasiir Koore
Abdiaziz Bnnstaff
March 25, 2024
Tirada Shacabka Qaza Ee Ay Laysay Yuhuudo Oo Madaxa La Galay 30 Kun Oo Qof
Abdiaziz Bnnstaff
February 22, 2024