Borama News Network

Dowlada Soomaaliya oo Shidaalka Soomaaliya Ku wareejisay Turkiga

Soomaaliya ayaa maanta dawladda Turkiga ku wareejisay galka Shidaalka ee Soomaaliya, waxayna Turkigu usaxiixday Heshiis awood u siinaya, in ay noqon karaan cida wada xaajoodyada ka gasha, Iib-geysa ama soo saarta kheyraadka Soomaaliya, gaar ahaana Shidaalka.

Wasiiradda Tamarta & Patroolka labada dal ayaa si wadajir ah u saxiixay heshiiskan, oo maalmihii lasoo dhaafay diyaarintiisu socotay, waxaana uu qeyb kanoqonayaa Heshiisyada dhaqaale ee maalmihii u dambeeyey dhexmarayay Ankara & Muqdisho.

Related posts

“Madawxeyne Xadhiga Siyaasiga Ahi Wuxu Keenaa Cadaawad Iyo Uur Xumo Iyo Godob Adna Waa Ogtahay Dhibkiisa “Xildhibaan Guruuje

Abdiaziz Bnnstaff

Siyaasi Maxamed Jaamac Abgaal Oo Si Adag Uga Hadlay Xadhiga Xildhibaan Maxamed Abiib Fariimo Culusna Diray

Abdiaziz Bnnstaff

Waa kuwee gobolada Soomaaliya ee Turkigu sheegay inay shidaal qodis ka bilaabayaan sanadka 2025?

Abdiaziz Bnnstaff