Borama News Network

Dowladaha Kenya Iyo Jarmalka Oo Wada Gaadhay Heshiis Dhanka Socdaalka Ah

Kenya iyo Jarmalka ayaa gaaray heshiis dhanka socdaalka ah oo lagu wado in la saxiixo galinka dambe ee maanta iyadoo madaxweyne William Ruto uu booqanayo Berlin.

Waxaa loogu talagalay heshiiskaan in loo fududeeyo shaqaalaha xirfadda leh ee Kenya inay shaqo ka helaan Jarmalka, gaar ahaan qaybta caafimaadka.

Heshiiskan ayaa sidoo kale fududeynaya dib u celinta dadka Kenyanka ah ee ku sugan Jarmalka iyaga oo aan heysan ogolaansho sharci ah.

Ilaa shan iyo toban kun oo Kenyan ah ayaa hadda ku nool Jarmalka — siddeed boqol oo ka mid ah dadkaas ayaa la sheegayaa in aysan xaq u laheyn in ay sii joogaan halkaa.

Related posts

Saraakiil Imaaraadka iyo Baxrayn u dhashay oo ka mid ahaa ciidankii ku dhintay toogashada ka dhacday xerada Gen. Goordan

Abdiaziz Bnnstaff

Maraykanka Oo Ku Dhawaaqay In Uu Ciidankiisa Kala Baxayo Guud Ahaanba Dalka Ciraaq

Abdiaziz Bnnstaff

Madaxwayne Muuse Biixi Oo Ka Hadlay Ciidamada Ay Masar U Soo Diraysk Somaliya

Abdiaziz Bnnstaff