Borama News Network

Dowladda Qadar oo bixinaysa Mushaaraadka ciidamada Lubnaan

Qatar ayaa dib u cusbooneysiin doonta deeq lacageed oo dhan 60 milyan oo dollar si ay ugu maalgeliso mushaaraadka ciidamada Lubnaan iyo gaadiid dagaalka.

Ku dhawaaqista ayaa ku soo beegantay booqashadii ugu horeysay ee rasmi ah oo uu ku tago magaalada Doha madaxweynaha Lubnaan Joseph Aoun.

Dowladda Qatar ayaa sheegtay in deeqdan ay tahay mid lagu caawinayo ciidamada Lubnaan si ay u ilaaliyaan xasiloonida iyo xakameynta xudduudaha dalkaas, ka dib xabbad joojintii Xisbullah ay la gashay Israa’iil bishii November.

Related posts

Hantida Ay Boobayso Ha Joojiso Xukuumada Wakhtigeedu Dhamaaday” Xoghaye Cabdirashiid Saleeban

Abdiaziz Bnnstaff

Reer Awdal Oo Baafinaya Gudoomiyihii Ururka Hilaac Fariin Culusna U Diray Beesha Dhexe

Abdiaziz Bnnstaff

56 Sano ka dib shacabka Muqdisho oo u dareeray goobaha diiwaan gelinta Cod bixinta doorashada.

Abdiaziz Bnnstaff