Borama News Network

Dowladda Soomaaliya oo canshuur cusub kusoo rogeysa shacabka

Wasiirka Maaliyadda Dowladda Federaalka Soomaaliya, Biixi Iman Cige ayaa dhawaan sheegay, in xukuumadda Soomaaliya ay dhaqan-gelineyso canshuur cusub oo ay ku soo rogtay nidaamka wax ku iibsiga adeegyada dijitalka sida EVC-Plus iyo kaararka bankiyada.

Tallaabadan ayaa waxaa kasoo horjeestay qaar ka mid ah mudanayaasha barlamaanka, kuwaas oo ku dooday in dhaqangelinta xeerka canshuurta uu marka hore baarlamaanka la marsiiyo.

Related posts

Murashax Ciro Oo 10 Kun Oo Dalar Ugu Deegay Jaamaca Eelo Ee Magaalada Borama Ardaygii Ugu Sareeyayna Ka Bixinaya Mastarta

Abdiaziz Bnnstaff

“Sharci Ka Soo Horjeeda Dastuurka Cid Ansxin Kartaa Ma Jirto” Guddoomiye Cabdilaahi Darawal

Abdiaziz Bnnstaff

Urirka Hilaac Oo Mar Kale Ku Adkaystay In Aanu Ka Qayb Galayn Doorashada la Cayimay Wakhtigeeda

Abdiaziz Bnnstaff