Borama News Network

Dunida oo kuleyl loogu dhimanayo – Muxuu yahay xalka dowladaha?

Meelo badan oo dunida ah waxa laga dareemayaa kulayl daran oo saameeyey dad iyo duunyaba, iyadoo ay jiraan dad la sheegay inay kulayl daraadii ugu dhintay goobo kala duwan oo dunida dacalladeeda ah.

Ra’yi uruurin ay shalay soo saartay Qaramada Midoobay ayaa lagu xusay in boqolkiiba sideetan dadka dunida ku nool ay rabaan in dawladuhhu ay qaadaan talaabooyin adag oo ay kula tacaalayaan arrimaha cimilada.

Hadaba waa sidee hanaanka ugu haboon ee ay dawladuhu u wajihi karaan isbadalkan ku imanaya cimillada iyo dunidan sii kuluulaanaysa?

Cabdixakin Shirwac ayaa arrintan ka waraystay Maxamed Xasan Jabane oo siyaasadda iyo shuruucda kala shaqeeya wasaaradda deegaanka iyo isbadalka cimilada ee gobolka Manitoba ee dalka Canada.

 

Related posts

Magaaladii Borama Oo Maayir Iyo Maayir Ku Xigeen Cusub Yeelanaysa Iyo Xogihii Ugu Dambeeyay

Abdiaziz Bnnstaff

Muxuu Yahay Heshiiska Ay Wada Galeen Somaliya Iyo Turkiga Ee maanta La Horkeenay Golaha Shacabka

Abdiaziz Bnnstaff

Koomishanka Doorashooyinka Oo Xaruunta Ku Qaabilay Wefti Uu Hogaaminayo Safiirka Dalka Denmark.

Abdiaziz Bnnstaff