Borama News Network

Duufaan Xoogan Oo Gabi Ahaanba Baabi’isay Gobol Ka Tirsan Dalka Maraykanka

Duufaannada Oklahoma: Sawirrada hawada sare waxay muujinayaan raad burbur Muuqaalka hawada sare ayaa muujinaya baaxadda burburka ka dhacay Oklahoma kadib markii duufaano ay ku dhufteen gobolkan katirsan Mareykanka.

Dhismayaasha ayaa burburay, tobanaan kun oo kamid ah dadka deegaanka ayaa koronto la’aan ku nool.

Duufaanta ayaa waxaa ku dhintay ugu yaraan afar qof oo uu ku jiro ilmo yar.

Howlgalo nadaafadeed ayaa ka socday magaalada Sulphur, halkaasoo duufaantu ay dhulka la sintay dhismayaal, isla markaana ay jeexjeexday saqafyada.

Xaalad degdeg ah ayaa lagu soo rogay 12 gobol. Aqalka Cad ayaa sheegay in madaxweyne Joe Biden uu si buuxda u taageeray dowladda federaalka

Related posts

Waxa Dagaal Igaga Socda Buurta Gacan Libaax Waad Yaabaysaa” Wasiir Shukri Baandare

Prof/Dr. Dufle “Cudurka Cagaarshowga ama jooniska waa cudur dhibaato weyn ku haya Bulshada Caalamka ku dhaqan”.

Abdiaziz Bnnstaff

Madaxwaynayasha Kenya Iyo Ugand Oo Warsaxafaded Kasoo Saray, Bixitaanka Ciidamadda Atmis Ee Somalia.

Abdiaziz Bnnstaff