Borama News Network

Garyaqaan Cabdiqawi Oo Asal Ahaan Ka Soo Jeeda Somaliya Oo Loo Doortay Gudoomiyaha Maxkamada Aduunka Ee ICJ

Garyaqaan Cabdulqawi Axmed Yuusuf oo ah Soomaali, ayaa loo doortay Gudoomiyaha Maxkamadda Cadaalladda Aduunka – International Court of Justice President.

Cabdiqawi oo lagu xasuusto doorkiisii kiiska Baddii ay nagu qabsatay Kenya ayaa sidoo kale hore u soo hoggaamiyey Maxkamaddan ICJ.

Related posts

Intii Muuse Ka Xanaaqday Ee Wadani Tegtay Waxaa Hadana ka daba tagtay “Guddoomiye Xisbiga UCID

Abdiaziz Bnnstaff

Muxuu Yahay Heshiiska Ay Wada Gaadheen Shirkadaha Bixiya LlAdeega Korontada See Magaalada Borama?

Abdiaziz Bnnstaff

“Natiijada komishanku soo saaro ha la aqbalo “ Madaxweyne oo hadda Codeeyey.

Abdiaziz Bnnstaff