Borama News Network

Golaha Wakiilada Somaliland Oo Cod Aqlabiyad Leh Ku Ansixiyay Xubuntii Koomishanka Doorashooyinka Ee Xisbiga Wadani

Golaha wakiilada ee jamhuuriyadda iskeed ugu dhawaaqday madaxbannaanida ee Somaliland ayaa saaka ansixiyay xubintii todobaad ee komishinka doorashooyinka.

Siciid Maxamed Cismaan oo dhawaan ay xisbiga mucaaradka ah ee Waddani ay usoo u gudbiyeen madaxweynaha Somaliland, madaxweynuhuna uu u gudbyay baarlamaanka ka dib markii u saxeexay ayaa maanta si rasmi ah ugu biiraya gudiga doorashooyinka oo la filayo in ay dhowr bilood kadib qabtaan laba doorasho oo kala ah mida madaxtooyada iyo midda ururada.

Dhamaystirka gudiga doorashooyika ayaa u muuqata mid loogu diyaar garoobayo a doorashoo oo murankoodu soo jiitamay, haddase heshiis lagu yahay in ay dhacaan13-ka bisha Nufeember.

Related posts

Heshiiska Ay Somaliya Masar La Gashay Waxa Uu Ka Dhigi Doonaa Sudantii Labaad” Faysal Cali Waraabe

Abdiaziz Bnnstaff

Madaxwaynihii Hore Ee Dalka Maraykanka Oo La Dhaawacay

Abdiaziz Bnnstaff

Isreal Oo Si Wayn Uga Cadhootay Go’aanka Ka Soo Baxay Maxkamada Aduunka Ee ICJ

Abdiaziz Bnnstaff