Borama News Network

Golaha Wasiirrada DG Puntland oo kahor yimid ansixinta 4ta cutub ee qabyo-tirka lagu sameeyay

Golaha Wasiirrada Dowlad-Goboleedka Puntland ayaa kulan gaar ah ka yeeshay codayntii Baarlamaanka 11aad ee Jamhuuriyadda Federaalka ku ansixiyay dib u eegistii lagu sameeyay 4ta cutub ee Dastuurka Dalka.

Madaxweynaha Dowlad-Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo shir Guddoomiyay kulanka Golaha Wasiirrada ayaa sheegay in maamulkiisa uu diidan yahay go’aanka Baarlamaanka uu ugu codeeyay Dastuurka.

Dowlad-Goboleedka Puntland ayaa horay u diidday qabyo-tirka Dastuurka Kumeel-gaarka ah ee Dalka iyada oo ku baaqday in kulan wayne la isugu yimaado si looga tasho qodobada wax ka baddelka lagu samaynayo.

Halkaan ka aqriso qodobada kasoo baxay Shirka Golaha Wasiirrada DG Puntland:

 

 

Related posts

“Hadii Wax Laga Qaban Waayo Kiiska Cabdinaasir Dad Badan Ayay Galaafan Doontaa” Afhayeenka Direed

Abdiaziz Bnnstaff

Wafdi Ka Socda Midowga Afrika Oo Muqdisho Kusoo Wajahan

Abdiaziz Bnnstaff

Muuse Waxaa Xamar Uga Soo Heesayay Catoosh Yare Xidigaha Geeskuna Way Mahadsanyihiin” Murashax Ciro

Abdiaziz Bnnstaff