Gudida dhalinyarada Beesha Reer-ciise oo caawa Afur iyo casho wadareed usameeyay Odayada Aqoonyahanka iyo Qaar kamida dhalinyarada Beesha.
Kulankaas oo u jeedadiisu ahayd is xogwaraysi , xoojinta xidhiidhka tolka iyo midnimada ee xaaladaha kala duwan ee dalka ayaa ugu damabayntii si guul ah kusoo dhamaaday.