23/05/2019(BNN) The Star oo ka mid ah Wargeysyada ugu caansan ee dalka Kenya ayaa wax ka qoray qorshe dowladda Soomaaliya damacsan tahay oo ku aadan sidii Ciidamada Kenya looga saari lahaa Soomaaliya, iyadoo qorshahaas ay taageeerayaan dalal dhowr ah.

Wargeyska ayaa sheegay in heshiiskii saddex geesood ee dhex maray Somalia, Itoobiya iyo Eritrea uu ahaa sidii Ciidamo ka socda dalalkaas oo aan qeyb ka aheyn waajibaadka AMISOM loo keeni lahaa Soomaaliya.

The Star ayaa yiri “Madaxweyne Farmaajo si cad ah uma sheegin inuu ka xun yahay Kenya, balse qaar ka mid ah Warbaahinta ayaa qoraya in Saraakiishiisa sare ay wada hadalo kula jiraan Turkiga, Qatar, Itoobiya iyo Eritrea, si ay u taageeraan dhaq dhaqaaqyadooda milateri si Jubbaland loogala wareego Ciidamada Kenya.

Fahad Yaasiin ayaa hoggaaminaya wada xaajoodkaas, sida Wargeysku yiri “Fahad Yaasiin Madaxa Sirdoonka Soomaaliya ayaa hoggaaminaya Wada xaajoodka Kooxda, wuxuu heystaa Baasaboor Kenyan ah, Laamaha Amniga waxay sheegeen inuu u adeegsado si uu ugu kala safro Caalamka”

Dagaalka dhanka kheyraadka ah ee ay wadaan Hoggaamiyeyaasha Soomaaliya ayaa ka dhigay in khatar soo wajahdo danaha Kenya, iyadoo Baarlamaanka Soomaaliya uu gadaal ka riixayo sidii Ciidamada Kenya looga saari lahaa Soomaaliya.

“Maamulka Farmaajo waxay doonayaan in hoos loo dhigo AMISOM joogitaankeeda Soomaaliya, gaar ahaan Jubbaland, wararka waxay sheegayaan in Farmaajo doonayo in Eritrea iyo Ethiopia soo galaan Soomaaliya, kyadoo ay jirto heshiis labada dhinac ah oo banaanka ka ah waajibaadka AMISOM”ayuu yiri Wargeyska.

Khilaafka diblomaasiyadeed ee u dhaxeeya Somalia iyo Kenya ayaa sii xoogeysanaya, iyadoo Kenya ay dooneyso dhul badeedka lagu mursan yahay ee ay Soomaaliya leedahay la wareegto, ka hor go’aanka Maxkamadda Caalamiga ee Hague oo la filayo in Kenya ay guuldaro kala kulanto.

 

Xafiiska Wararka BoramaNews
BoramaNews.com

English News

Singub1

Veteran Somali poet Mohamud Abdullahi Issa aka Sangub Died in Ethiopia.

Reports from Adis Ababa the capital of the federal republic of Ethiopia says…

Can milk reduce the risk of cancer? Milk Protective Agent Against Cancer.

The Israel Cancer Association points to milk as a possible protective agent…
eritra

US removes Eritrea from Counterterror Non-Cooperation List

The United States has removed Eritrea from the list of countries that are…

Russia probe: Mueller says charging Trump was 'not an option

US Special Counsel Robert Mueller said on Wednesday that he is leaving the…

Ethiopia to probe for map that erases Somalia

Ethiopia is launching a probe to find out how a map of Africa on its…

Confutation Respond to Mohamed Olad: DDS’s communication advisor for Somali Regional

Re: Your report on 20th of May aboutthe Ethiopian Embassy,London and the…

First Somali immigrant to lead Minneapolis public housing board

The Minneapolis Public Housing Authority has selected Sharmarke Issa to lead…

Black Women Rally in Defense of Rep. Ilhan Omar +VIDEO

Black Women Rally in Defense of Rep. Ilhan Omar

Dusit attack: Court to rule on whether to release financer

A magistrate court will today rule on whether a man accused of sending money…
dk gw

Australia's worst cabbie? Taxi driver, 69, is banned from the roads after asking a blind passenger for directions

A grandmother has lost her taxi accreditation after she racked up close to…

Accused Somali war criminal found driving for Uber and Lyft in American Suburbs

An alleged Somali war criminal has been working as a driver for Uber and…
k990

Shabaab official justifies attacks on civilians while preaching the sanctity of Muslim blood

Abu ‘Abdurahman Mahad Warsame, a senior Shabaab official, addresses the…
ddddg

Londoner to become first contestant to wear headscarf at Miss Universe Great Britain

A Londoner is set to become the first Miss Universe Great Britain contestant…
kkllll

Ethiopian Airlines CEO wants rigorous review of Boeing 737-MAX planes following fatal crash

Two months after Ethiopian Airlines Flight 302 crashed, killing all 157…

Muslim women accuse Amazon of ‘harassing and hostile’ work conditions

Amazon is being accused of religious discrimination and retaliation by three…
dd

Ex-Somali colonel faces civil trial in US alleging torture

ALEXANDRIA, Va. (AP) — A northern Virginia man who served decades ago as a…