English News

First Somali immigrant to lead Minneapolis public housing board

The Minneapolis Public Housing Authority has selected Sharmarke Issa to lead…

Black Women Rally in Defense of Rep. Ilhan Omar +VIDEO

Black Women Rally in Defense of Rep. Ilhan Omar

Dusit attack: Court to rule on whether to release financer

A magistrate court will today rule on whether a man accused of sending money…
dk gw

Australia's worst cabbie? Taxi driver, 69, is banned from the roads after asking a blind passenger for directions

A grandmother has lost her taxi accreditation after she racked up close to…

Accused Somali war criminal found driving for Uber and Lyft in American Suburbs

An alleged Somali war criminal has been working as a driver for Uber and…
k990

Shabaab official justifies attacks on civilians while preaching the sanctity of Muslim blood

Abu ‘Abdurahman Mahad Warsame, a senior Shabaab official, addresses the…
ddddg

Londoner to become first contestant to wear headscarf at Miss Universe Great Britain

A Londoner is set to become the first Miss Universe Great Britain contestant…
kkllll

Ethiopian Airlines CEO wants rigorous review of Boeing 737-MAX planes following fatal crash

Two months after Ethiopian Airlines Flight 302 crashed, killing all 157…

Muslim women accuse Amazon of ‘harassing and hostile’ work conditions

Amazon is being accused of religious discrimination and retaliation by three…
dd

Ex-Somali colonel faces civil trial in US alleging torture

ALEXANDRIA, Va. (AP) — A northern Virginia man who served decades ago as a…

14/05/2019 (BNN) Wasiirka waxbarashadda Soomaaliya Cabdullaahi Goodax Barre ayaa sheegay in Hay’addaha Ammaanka dowladda Soomaaliya ay bilaabeen baaritaano ku aadan Cidii ka dambeysay in la xado Imtixaanka dowladda.

Wasiirka waxaa uu sheegay in shaqsiyaad lagu tuhmaayo hadda ay ku socoto Baaris, islamarkaana markii lasoo gabagabeeyo ay warbaahinta la wadaagi doonaan waxyaabaha kasoo baxa.

Waxaa uu sheegay in Hay’ddaha Ammaanka dowladda Soomaaliya ay dadaal badan ku bixinayaan sidii loo heli lahaa Cidii dhibaatada geysatay oo ka mid ah dadkii ku howlanaa Imtixaanka dowladda iyo shaqaallaha Wasaaradda.

Goodax ilaa iyo hadda ma sheegin Cid si rasmi ah gacanta loogu soo dhigay oo loo heysto in ay ka dambeysay Fadeexadda soo gaartay Wasaaradda waxbarashadda Soomaaliy

Xafiiska Wararka BoramaNews
BoramaNews.com