Print this page

15/05/2019(BNN) War-Saxaafadeedka ayaa dhammaan waxaa lagu amray shirkadaha iyo hay’adaha kala duwan ee ka hawlgala degaannada Puntland, in ay mudda bil gudaheeda ku soo gudbiyaan xogta shaqaalahooda oo dahmeystiran.


Wareegto ka soo baxday xafiiska Agaasimaha guud ee wasaaraddaasi, Axmed Maxamuud Cabdalle (Tigaana) oo laga tix-raacay xeerka shaqaalaha rayidka ah ee Puntland ayaa Hay’adaha lagu amray in aysan shaqaalayn karin qof aan hab sharciga waafaqsan soo marin.