10/06/2019(BNN) Ciidamada Sudan ayaa isticmaalay suntan dadka ka ilmaysiisa si ay u kala ceyriyaan dibadbaxayaal isugu soo baxay bartamaha magaalada Khartuum.

Afar qof ayaa ku dhimatay maalinkii kowaad ee shaqa joojinta, sida ay sheegeen dhakhaatiirta gacan-saarka la leh mucaaradka.

Ururada hogaaminaya dibadbaxyada Sudan ayaa waxay shalay ku baaqeen in shaqa joojin guud si militariga loogu cadaadiyo in ay xukunka ku wareejiyaan rayidka.

Qaar ka mid ah shaqaalaha bangiyada,garoomada iyo waaxda korantada ayaa xabsiga loo taxaabay sida ay sheegeen kooxaha dibadbaxa soo qabanqaabiyay.

Ururka ay ku bahoobeen xirfadlayaasha Sudan ayaa waxay sheegeen in shaqaalaha sidoo kale ay xukuuumadda hanjabaad kala kulmeen si looga cabsi galiyo in shaqa joojinta ka qayb qaataan.

Golaha militariga ee haya talada dalkaasi ayaan wali ka hadlin xaaladihii ugu dambeeyay.
Tan iyo intii ay militariga xukunka la wareegay waxa sii xoogaystay dibadbaxyada iyo isku dhacyada ciidamada ammaanka iyo dibadbaxayaasha.

Ra'isul wasaaraha Itoobiya ayaa isku dayaya in uu u kala dabqaado labada dhinac si xiisadda loo dajiyo.

Golaha militariga Sudan ayaa waxay horey u sheegeen in ay joojiyeen wadahadaladii ay la lahaayeen mucaaradka,waxayna militariga billaabeen in ay xoog uga hortagaan dibadbaxayaasha.

Ururka Midowga Afrika ayaa joojiyay xubinimadii Sudan tan iyo inta xukunka lagu wareejinayo dowlad rayid ah.

Ha'adaha u dooda xuquuqda aadanaha ayaa dhankooda ka digay gacanta adag ee ay laamaha ammaanka kula dhaqmayaan dibadbaxayasha

 

Xafiiska Wararka BoramaNews
BoramaNews.com

English News

Can milk reduce the risk of cancer? Milk Protective Agent Against Cancer.

The Israel Cancer Association points to milk as a possible protective agent…
eritra

US removes Eritrea from Counterterror Non-Cooperation List

The United States has removed Eritrea from the list of countries that are…

Russia probe: Mueller says charging Trump was 'not an option

US Special Counsel Robert Mueller said on Wednesday that he is leaving the…

Ethiopia to probe for map that erases Somalia

Ethiopia is launching a probe to find out how a map of Africa on its…

Confutation Respond to Mohamed Olad: DDS’s communication advisor for Somali Regional

Re: Your report on 20th of May aboutthe Ethiopian Embassy,London and the…

First Somali immigrant to lead Minneapolis public housing board

The Minneapolis Public Housing Authority has selected Sharmarke Issa to lead…

Black Women Rally in Defense of Rep. Ilhan Omar +VIDEO

Black Women Rally in Defense of Rep. Ilhan Omar

Dusit attack: Court to rule on whether to release financer

A magistrate court will today rule on whether a man accused of sending money…
dk gw

Australia's worst cabbie? Taxi driver, 69, is banned from the roads after asking a blind passenger for directions

A grandmother has lost her taxi accreditation after she racked up close to…

Accused Somali war criminal found driving for Uber and Lyft in American Suburbs

An alleged Somali war criminal has been working as a driver for Uber and…
k990

Shabaab official justifies attacks on civilians while preaching the sanctity of Muslim blood

Abu ‘Abdurahman Mahad Warsame, a senior Shabaab official, addresses the…
ddddg

Londoner to become first contestant to wear headscarf at Miss Universe Great Britain

A Londoner is set to become the first Miss Universe Great Britain contestant…
kkllll

Ethiopian Airlines CEO wants rigorous review of Boeing 737-MAX planes following fatal crash

Two months after Ethiopian Airlines Flight 302 crashed, killing all 157…

Muslim women accuse Amazon of ‘harassing and hostile’ work conditions

Amazon is being accused of religious discrimination and retaliation by three…
dd

Ex-Somali colonel faces civil trial in US alleging torture

ALEXANDRIA, Va. (AP) — A northern Virginia man who served decades ago as a…