11/06/2019(BNN) Shacabka magaalada Qabridahar ayaa wali la il daran xanuun aan si rasmi ah loo aqoonsan waxa uu yahay oo qandho aad u daran wata.

Xanuunkan oo soo ritay in ka badan kala bar dadkii magaalada ku noolaa ayaan ilaa iyo hadda loo hayn wax dawo ah oo xanuun baabi’iye dhaafsan.

Dhiigaggii laga sii qaaday magaalada Qabridahar si Jigjiga loogu sii baaro ayaa haddana loo gudbiyay magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Itoobiya, sida uu BBC-da u sheegay duqa magaalada Qabridahar.

“Natiijada dhiigaga ayaa la filayaa in ay soo baxdo Arbacada” ayuu intaas ku sii daray Cabdi Cawil.

Duqa magaalada ayaa caddeeyay in wasaaradda caafimaadka ee Dawlad Deegaanka Soomaalida ay magacawday guddi heer deegaan iyo heer gobol ah oo arrintan la socda waxna ka qaban doona marka natiijada la helo.

Tuulooyinka ku hareeraysan magaalada Qabridahar ayaa sidoo kale loo diray xirfadleyaal caafimaad si ay xaaladda ula socdaan, xanuun baabi'iye iyo talooyin caafimaad u siiyaan wixii bukaan ah ee ay arkaan.

Calaamadaha xannuunkan lagu arkay waxaa ka mid ah qandho aad u daran oo labo maalmood ah iyo labo maalmood soconaysa iyo qofka oon cagahiisa ku istaagi karin.

Inkastoo ay xukuumaddu ka gaabsatay in ay magacawdo xanuunkan haddana dadka deegaanka ayaa sheegay in uu yahay xanuun “Kaduudiye” .

Kaduudiyaha ayaa horay loogu arkay qaybo ka mid ah dhulka Soomaalida, sida Muqdisho iyo gobolka waqooyi bari ee Kenya.

 

 

Xafiiska Wararka BoramaNews
BoramaNews.com

English News

Can milk reduce the risk of cancer? Milk Protective Agent Against Cancer.

The Israel Cancer Association points to milk as a possible protective agent…
eritra

US removes Eritrea from Counterterror Non-Cooperation List

The United States has removed Eritrea from the list of countries that are…

Russia probe: Mueller says charging Trump was 'not an option

US Special Counsel Robert Mueller said on Wednesday that he is leaving the…

Ethiopia to probe for map that erases Somalia

Ethiopia is launching a probe to find out how a map of Africa on its…

Confutation Respond to Mohamed Olad: DDS’s communication advisor for Somali Regional

Re: Your report on 20th of May aboutthe Ethiopian Embassy,London and the…

First Somali immigrant to lead Minneapolis public housing board

The Minneapolis Public Housing Authority has selected Sharmarke Issa to lead…

Black Women Rally in Defense of Rep. Ilhan Omar +VIDEO

Black Women Rally in Defense of Rep. Ilhan Omar

Dusit attack: Court to rule on whether to release financer

A magistrate court will today rule on whether a man accused of sending money…
dk gw

Australia's worst cabbie? Taxi driver, 69, is banned from the roads after asking a blind passenger for directions

A grandmother has lost her taxi accreditation after she racked up close to…

Accused Somali war criminal found driving for Uber and Lyft in American Suburbs

An alleged Somali war criminal has been working as a driver for Uber and…
k990

Shabaab official justifies attacks on civilians while preaching the sanctity of Muslim blood

Abu ‘Abdurahman Mahad Warsame, a senior Shabaab official, addresses the…
ddddg

Londoner to become first contestant to wear headscarf at Miss Universe Great Britain

A Londoner is set to become the first Miss Universe Great Britain contestant…
kkllll

Ethiopian Airlines CEO wants rigorous review of Boeing 737-MAX planes following fatal crash

Two months after Ethiopian Airlines Flight 302 crashed, killing all 157…

Muslim women accuse Amazon of ‘harassing and hostile’ work conditions

Amazon is being accused of religious discrimination and retaliation by three…
dd

Ex-Somali colonel faces civil trial in US alleging torture

ALEXANDRIA, Va. (AP) — A northern Virginia man who served decades ago as a…