Borama News Network

Israel Oo Diiday Heshiis Ay Soo Bandhigtay Xamaas Iyo Wararkii Ugu Dambeeyay

Ra’iisul wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu ayaa diiday heshiis ay soo jeediyeen Xamaas kaas oo ahaa xabadjoojin. Wuxuu sheegay in guushii Qasa ay bilo uun ka harsan yihiin.

Xoghayaha Arrimaha Dibedda ee Maraykanka, Antony Blinken, ayaa sheegay in diidmada Xamaas ee ku aaddan soo jeedinta xabbad-joojinta ee Marinka Qasa iyo heshiiska la-haystayaasha uu yahay mid walaac abuuri kara.

Hadalkaan ayuu sheegay mar uu ka hadlayabooqasho uu ku tagay Israa’iil, sidoo kale ra’iisul wasaaruhu ayaa tilmaamay in dalbka xamaas uu yahay mid “khayaali” waa sida uu hadalka uu ka dhigay.

Related posts

Madaxweynaha Somaliland Iyo Weftigii Uu Hoggaaminayey Oo Dalka Dib Ugu Soo Laabtay.

Abdiaziz Bnnstaff

Itoobiya oo labo diyaaraddood oo hub ah ka dajisay Kismaayo iyo Dowladda Soomaaliya oo si weyn uga..

Abdiaziz Bnnstaff

Golaha Wakiilada Somaliland Oo Maanta La Hor Jeediyay Warbixin Xasaasiya Iyo Waxyaabaha Ay Ku Saabsantahay

Abdiaziz Bnnstaff