Borama News Network

Isreal Oo Duqaymo Culus Ka Fulisay Gudaha Caasimada Dalka Lubnaan Ee Beirut

Wasaaradda caafimaadka ee dalka Lubnaan, ayaa sheegtay in ugu yaraan saddex qof la dilay ka dib markii Israa’iil ay duqayn cirka ah ka geysatay duleedka koonfureed ee magaalada caasimadda ah ee Beirut.

Milatariga Israa’iil ayaa sheegay in ay beegsadeen dagaalyahannada Xisbullah oo Xamaas ka caawiyay inay qorsheeyaan weerar ka dhan ah dadka rayidka ah ee Israa’iil.

Waa howlgalkii labaad oo noocaan ah oo ka dhan ah Beirut maalmihii la soo dhaafay, taas oo sii burinaysa xabbad joojintii bishii Novembar ee uu Mareykanku garwadeen ka ahaa.

Toddobaadkii la soo dhaafay, raysal wasaaraha Israa’iil, Benjamin Netanyahu, ayaa sheegay in ciidanku ay weerari doonaan meel kasta oo Lubnaan.

Related posts

Qaramada Midoobay Oo Ku Baaqday In Magdhaw La Siiyo Dadka La Addoonsaday

Abdiaziz Bnnstaff

Madaxwayne Ismaciil Cumar Geele Oo Shaaciyay In Tirakoob Lagu Samaynayo Dadka Reer Jabuuti Iyo Faa’iidada Ku Jirta Tira Koobkaasi

Abdiaziz Bnnstaff

Dowlada Somaliya Oo Gudi U Saartay Xadhiidhka Ka Dhaxeeya Axmed Madoobe Iyo Alshabaab

Abdiaziz Bnnstaff