Borama News Network

Komishaka Doorashooyinka oo kulan la qaatay wefti uu hogaaminayo Safiirka Midowga Yurub Amb. Karin

Komishaka Doorashooyinka Qaranka ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wefti uu hogaaminayo Safiirka Midowga Yurub Amb. Karin Johansson. Labada dhinaca ayaa ka wada hadalay arrimaha diyaar-garowga doorashada mudaysan 13 Nov 2024.

Related posts

Urur Goboleedka IGAD Oo Digniin Ka Soo Saaray Roobab Mahiigaan Ah Oo Ku Soo Fool Leh Somaliya

Abdiaziz Bnnstaff

Gudoomiyaha Xisbiga Wadani Oo Eedaymihii Ugu Coslaa U Jeediyay Xukuumada Madaxwayne Muuse Biixi

Abdiaziz Bnnstaff

Dowlada Itoobiya Oo Sheegtay Ayna Itoobiya Bad Ka Siinayn Biyaha Gacanka Cadmeed

Abdiaziz Bnnstaff