Borama News Network

Komishanka Doorashooyinka oo Bulshada u Gudbiyay Xarun Ay Kala Xidhiidhaan

P)pGudidda Doorashooyinka Qaranka Somaliland ayaa Bulshada la socod siiyay Xarunta la hadalka ee Muwaadiniinta, taas oo ay balanqaadeen in muwaadiniintu si sahlan ula soo xidhiidhi kartaan, isla markaana ka jawaabay waxyaabaha ay doonayaan in laga caawiyo.

Xarunta loo qorsheeyay in muwaadiniintu kala soo xidhiidhaan Komishanka Doorashooyinka Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland, iyadoo lagala xidhiidhayo xaruntaa lambarka 318.

Related posts

Bariga Dhexe Oo Qarka u Saaran Dagaal Iyo Ciidamada Isbahaysiga Oo Weeraray Dalalka Yemen Suriya Iyo Ciraaq

Abdiaziz Bnnstaff

Xarumaha NATO oo feejignaan la geliyay kaddib cabsi laga muujiyay Ruushka

Abdiaziz Bnnstaff

Itoobiya: ‘Ma jirto cid naga joojin karta inaan dhaqdhaqaaqyo ka sameyno gudaha Soomaaliya’

Abdiaziz Bnnstaff