Borama News Network

Koox Dhallinyaro Turkish Ah Oo Caqabad Ku Noqday Madaxweyne Erdogan

Koox dhallinyaro Turkish ah oo loo yaqaan Kun-ka Dhallinyarada ee Falastiin ayaa caqabad xoog adag ku haya madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan iyagoo isticmaalaya baraha bulshada si ay u soo bandhigaan ganacsiga wali uu Turkiga la leeyahay Israel.

Tani ayaa imanaysa iyadoo uu Erdogan si cad ugu doodayo in uu cunaqabatayn ganacsi oo adag u saaray Israel dagaalka ay ka waddo Gaza awgeed.

Sida uu magaalada Istanbul kaga soo warramayo wariyaha VOA, Dorian Jones, farriinta kooxda dhallinyarada ah ayaa saameyn ku yeelaneysa dadka Turkiga ee ku kala qaybsan arrimaha siyaasadda.

Related posts

Tuulada Buula-xarbooy Gobolka Hiiraan oo 20kii Liitar ee Biyaha lagu iibsanayo $5

Abdiaziz Bnnstaff

5 Qof Oo Ku Dhintay Dagaal Beeleed Ka Dhacay Degmada Luuq Ee Gobolka Gedo Iyo Faahfaahino Ka Soo Baxaya Dagaalkaasi

Abdiaziz Bnnstaff

Xidhiidhka Kubada Cagta Somaliland Oo Ka Soo Horjeestay Gudi Uu Magacaabay Wasiirka Dhalinyarada Iyo Ciyaaraha Somaliland

Abdiaziz Bnnstaff