Borama News Network

Ma doonaysaa in ilmahaagu barto qoraaalka iyo Akhriska AF-SOMALIGA

Ma doonaysaa in ilmahaagu barto qoraaalka iyo Akhriska AF-SOMALIGA
Dugsiga Amiin Quran Online oo hore looga bartay waxbarasho tayo leh waxa uu ugu bishaaraynayaa dhammaan waalidiinta soomaliyed, gaar ahaan waalidinta ku nool qurbaha in uu kuusoo kordhiyay kooras lagu baranayo QORAALKA IYO AKHRISKA AF SOMALIGA, kooraskan oo socon doona muddo kooban, loona dhigi doono hab casri ah. 
La xiriir maamulka dugsiga: 
WhatsApp: +252634484123
WhatsApp: +252638888977
Website: https://amiinquranonline.com/
Koorsooyinka kale ee dugsiga lagu barto wax aka mid ah : – 
1) Quraanka kariimka ah
2) Higaadda
3) Xadiithka
4) Caqiiqda islaamka
5) Fiqhiga
6) Siirada nabiga صلى الله عليه وسلم
7) Tarbiyadda caruurta
8)   Baridda caruurta ( Salaadda iyo axkaamta islaamka)
9) Tafsiirka iyo tajwiidka quraanka 
Dugsigu waxa uu kuu diyaariyay: 
 Macalimiin rag iyo haweenba leh oo aqoon buuxda iyo khibrad u leh duruusta ay bixinayaan .
 Wakhti kooban oo lagu baranayo akhrinta Quraanka Kariimka ah (Higaadda).
 Manhaj tayo leh oo si fudud ay ardaydu u baranayaan diinta islaamka.
 Duruustu waxay ku baxayan afsoomaali , sido kale waxa jira qayb ku baxda English – to – English oo loogu talo caruurta aan fahmaynin af-somaliga . 
 Arday walba waxa loo dhigayaa wakhtiga ugu haboon ee uu rabo inuu class ka qaato . 
Hadda la hadal maamulka oo is dinwaangali 
WhatsApp:  +252634484123 
IMO:   +252634484123
Telegram: +252634484123
Skype: Amiin Quran Online 
Gmail: amiinquranonline@gmail.com 
Booqo webiste ka dugsiga : 
www.Amiinquranonline.com

Related posts

Heshiiska Difaac ee Masar iyo Somalia, maxay Itoobiya kaga jawaabi kartaa?

Abdiaziz Bnnstaff

Xisbiga Mucaaridka Ee Ucid Oo Ganafka Ku Dhiftay Qorshe Ay Wadaan Gudiga Koomishanka Doorashooyinka Somaliland

Abdiaziz Bnnstaff

“Xisbiga Waddani waxaan ugu biiray waxan ka dhex arkay rajadii dadka deegaankayga” Xildhibaan Xeeldheere

Abdiaziz Bnnstaff