Borama News Network

Maamal Goboleedka Koonfur Galbeed Oo Ka Hortimid Qorshaha Dowladda Ee Ciidanka Itoobiya Looga Saarayo Dalka

Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa kasoo horjeesatay hadal uu dhawaan warbaahinta siiyay Lataliyaha Amniga Qaranka ee Soomaaliya Xuseen Macalin, kaas oo ahaa in ciidamadda itoobiya ay guud ahaan dalka isaga bixi doonaan dhamaadka sanadkan 2024.

Hadal qoraal ah oo lagu daabacay bogga ay wasaaradda Amniga Koonfur Galbeed ku leedahay barta X ee Twitterka horrey loogu yaqiin ayaa sidan u qornaa “ Koonfur Galbeed waxa ay ka warqabta in shaqsiyaad marin habaabin wado ay isticmaalayaan maalmahan baraha bulshada sida Xusen M “

“Ciidamadda Itoobiya ee ATMIS waxay hayaan howl adag, waxa aanan uga mahadcelineynaa ka qeeyb qaadashadooda howlgalka nabad ilaalinta, waxayna sii wadi doonaan in ay si joogaan oo ay doorkooda ka qaataan gobolka”

Related posts

SSC KhaatumobOo Sheegtay In Ay Jabuuti Ka Caawinayso Dhismaha Maamulka Khaatumo Ee Deegaanada SSC

Abdiaziz Bnnstaff

Ragii Dilalkii Ugu Badnaa Ka Fuliya Magaalada Muqdisho Oo La Soo Bandhigay Shuutana La Horkeenay

Abdiaziz Bnnstaff

Hantida Ay Boobayso Ha Joojiso Xukuumada Wakhtigeedu Dhamaaday” Xoghaye Cabdirashiid Saleeban

Abdiaziz Bnnstaff