Borama News Network

Maamul Ka Tirsan Dalka Kenya Oo Mamnuucay Qaadka Ay Dalkaasi U Dhoofiyo Dalalka Dariska La Ah

Maamulada Kalifi iyo Mombasa ee dalka Kenya ayaa sheegay inay gebi ahaanba laga joojiyey deegaanadooda keenidda khaadka iyo weliba isticmaalkiisaba, ka dib sharci ay soo saareen golayaasha labadaas maamul.

Maalmihii la soo dhaafay ayaanu wax khaad ahi soo gelin deegaanada Mombasa iyo Kalifi, waxaana ganacsatada khaadka ay ku hanjabeen inay maamuladan la tiigsan doonaan maxkamad.

Related posts

Khasaare ka dhashay duufaan ku dhufatay Koofurta dalka Japan

Abdiaziz Bnnstaff

Ciidanka Somaliland Oo Raali Galin Ka Bixiyay Waraaq Ay Xalay Soo Saareen

Xidhibaan Caana-nuug ”Heshiiska Aan La Galnay Turkiga Wuxuu Udhigmaa Maalintii Aan Xurnimada Qaadanay”.

Abdiaziz Bnnstaff