Borama News Network

Madaxwaynaha Dalka Kenya William Ruto Oo Saxeexay Xeer Cusub Oo Muran Dhaliyay Iyo Waxa Uu Yahay Xeerkaasi

Madaxweynaha Kenya William Ruto ayaa saxiixay sharci muran badan dhaliyay, kaasoo u gogol xaaraya in dowladda ay sii waddo qaadista canshuuraha guryaha oo ah 1.5% ee mushaarka shaqaalaha bil walba.

Canshuurta ayaa loogu talagalay in lagu bixiyo dhismaha guryaha la awoodi karo ee Kenyaanka saboolka ah.

Related posts

4200 Oo Arday Oo Maanta Gobolka Awdal Uga Fadhiistay Imtaxaanka Shahaadiga Ah Ee Dugsiga Sare Iyo Dugsiga Dhexe

Abdiaziz Bnnstaff

Culimada Iyo Ganacsadata Waawayn Ee Somaliland Oo Baaq Cusub Soo Saaray

Abdiaziz Bnnstaff

Waxaynu Nahay Hal Shacab Iyo Dal Qudha Somalilandna Sadex Shay Bay Ku Badbaadaysa”

Abdiaziz Bnnstaff