Borama News Network

Madaxwaynaha Dalka Turkiga Erdogan Oo Booqanaya Soomaaliya Iyo Itoobiya

Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa booqan doona Itoobiya iyo Soomaaliya horraanta sanadka soo socda ka dib markii uu dhex dhexaadiyay heshiis labda dal ay ku soo afjarayeen xiisad xooggan oo ka dhaxeysay, taasi oo saameeysay gobolka Geeska Africa.

Warbixin ay arrintan ka qortay wakaalada wararka ee AFP waxaa inoo soo koobaya Maxamed Colaad Xassan.

Related posts

Reer Awdal Xisbiga Wadani Ma Ka Heleen Saamigii Ay Rabeen” Afhayeenka Xisbiga Wadani Oo Ka Jawaabay Su’aashaasi

Abdiaziz Bnnstaff

Soomaaliya oo ka qaybgashay Shir looga hadlay la dagaalanka Daacish

Abdiaziz Bnnstaff

Prof Axmed Ismaciil Samatar Oo U Tacsiyeeyay Qoyska Reer Xaamud Jibriil Kan Qayb Galay Aaska Murxuum Xasan Xaamud Jibriil

Abdiaziz Bnnstaff