Borama News Network

Madaxwaynaha Maamulka Galmudug Qoor Qoor Oo Magacaabay Wasiiro Cusub

Madaxweynaha dowlad-goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa magacaabay wasiirro cusub oo ka mid noqonaya maamulkiisa.

Sida lagu shaaciyey wareegto ka soo baxday madaxtooyada Galmudug oo nuquul ka mid ah ay BBC-du heshay, Mr. Qoorqoor ayaa magacaabay 4 wasiir, 2 wasiiru-dowle iyo 1 wasiir ku xigeen. Xubnaha cusub ee la magacaabay ayaa kala ah:

1.Cabdiweli Cabdullaahi Jaamac, Wasiirka Caafimaaadka iyo Daryeelka Bulshada

2.Cabdinuur Maxamud Maxamed, Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada

3.Cabdiwahaab Sh. Abuukar Nuur, Dhallinyarada iyo Ciyaaraha.

4.Cabdirisaaq Maxamed Jaamac, Wasiiru-dowlaha Maaliyadda

5.Cabdulqaadir Sh. Xasan Ismaaciil, Wasiiru-dowlaha Waxbarashada

6.Cabdulqadir Axmerd Maxamud, Wasiir Ku-xigeenka Gaadiidka iyo Duulista Hawada.

Related posts

Ururada Siyaadadu Waa Jabhad Ay Samaysatay Xukuumada Madaxwayne Muuse Biixi” Xisbiga Wadani

Abdiaziz Bnnstaff

Warbixin:- Saamaynta Ay Colaada Gobolka Ku Yeelatay Dhaqaalihii Gobolka Togdheer

Abdiaziz Bnnstaff

Madaxweyne Biixi Oo Si Adag Ula Garnaqsaday Soomaliya kana Waramay Heshiiskii Itoobiya

Abdiaziz Bnnstaff