Xoghayaha Arimaha Dibadda ee Maraykanka ayaa a dalbaday dawladda Israa’iil in uu kulan gaar ah la yeesho wasiirka difaaca ee dalkaas, si uu u qabto kulan laba geesood ah oo dhexmara laba waddan.
Wuxuu dalbaday in kulankaan uu ka soo qayb galo Herzi Halevy balse aysan imaa doonin golaha dagaalka socda u qaabilsan Israa’iil, sida laga soo xigtay xafiiska ra’iisul wasaare Natenyahu.
Natenyahu ayaa la sheegay in uu diiday dalbakaas sida ay sheegeen qaar kamid ah warbaahinta gudaha ee Israa’iil.