Borama News Network

Maraykanka Oo Soo Saaray Digniin Khatarteeda Wadata Oo Ku Waajahan Magaalada Muqdisho Iyo Muwaadiniintiisa Ku Sugan Muqdisho

dekedda wayn ee Muqdisho.

Sidoo kale Mareykanka ayaa ka digay in la tego goobaha ay isugu yimaadaan dadweynaha iyo xarumaha xukuumadda, sida lagu sheegay farriintan digniinta ah.

Mareykankanku waxa uu sheegay in kooxda AS ay adeegsan karto baabuur laga suu buuxiyay walxaha qarxa ama is-miidaamiin toos ah.

Waxaa kale oo warbixintan lagu caddeeyay in digniintan ay tahay mid khatarteeda ay aad u sarreyso, loona baahan yahay in la sameeyo feejignaan dheeri ah.

“Waxaa suuragal ah inay dhacaan weeraro argagixiso waxaa ku jiro in la adeegsado gawaari laga soo buuxiyay walxaha qarxa iyo qaraxyo ismiidaamin ah” ayaa lagu yiri qoraalka.

Related posts

Koox Dhallinyaro Turkish Ah Oo Caqabad Ku Noqday Madaxweyne Erdogan

Abdiaziz Bnnstaff

Waa in Dhibaatada La Joojiyo Gogoshii Nabaduna Ceerigaabo Way Taalaa” Madaxwayne Ku Xigeenka Somaliland

Abdiaziz Bnnstaff

” Muusaw waxaad na baday inaanu galno xisbigii Oofwareen” Rooda Cabdi Muuse

Abdiaziz Bnnstaff