Borama News Network

Mareykanka iyo Shiinaha oo maxaabiis is-dhaafsaday

Saddex muwaadin oo Mareykan ah oo muddo sanado ah ku xirnaa dalka Shiinaha ayaa habeen hore soo gaaray Mareykanka, taasi oo qeyb ka ahayd heshiis maxaabiis is isku beddalasho ah oo dhex-maray Washington iyo Beijing.

Isdhaafsiga maxaabiista oo Aqalka Cad uu ku dhawaaqay maalintii Arbacad, ayaa calaamad u ah heshiis diblomaasiyadeed oo naadir ah oo u dhexeeya Maraykanka iyo Shiinaha.

Warbixn VOA- ka qortay arrinkaan waxaa soo jeedinaya Cabdulqaadir Maxamed Samakaab.

 

Related posts

Madaxwayne Xasan Sheekh Oo Kulan La Qaatay Culimada Somaliyeed Iyo Qodobo Xasaasiya Oo Lagaga Hadlay Kulankaasi

Abdiaziz Bnnstaff

Mucaaradka Israaiil Oo Netanyahu Ku Eedeeyay In Uu Dhaawacayo Xidhiidhka Maraykanka Ay Wadaagaan

Abdiaziz Bnnstaff

Beesha Bahabarceli Oo Taagertay Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Wadani Una Jawaabtay Odayaal Kale Oo Taageeray Xisbiga Kulmiye

Abdiaziz Bnnstaff