Borama News Network

Mareykanka oo maraakiib iyo diyaarado dagaal oo xoojin ah u diray Bariga Dhexe

Maraakiibta iyo diyaaradaha dagaalka ee Mareykanka ayaa ku wajahan Bariga Dhexe iyo deegaannada ku dhow-dhow si ay u xoojiyaan difaaca Mareykanka ee taageerda Israa’iil iyadoo labada dal ay isku dayayaan inay ka hortagaan weerar millatari oo suurtagal ah in uu ka yimaada Iran. Warbixin ay qortay VOA waxa inoo soo koobaya Ibraahim Xassan Daandurey.

 

Related posts

Somaliland Oo Aad Cambaaraysay Dagaalkii Maanta Ka Dhacay Deegaank Dacawoolay

Abdiaziz Bnnstaff

Reer Hebel Ayuu Ahaa Reer Hebel Ayaa Loo Dilay Fidnadaas Ayaa La Fidinayaa” Senator Qorane

Abdiaziz Bnnstaff

Koomishanka Doorashooyinka Somaliland Oo Ku Dhawaaqay Natiijada Doorashooyinka Somaliland

Abdiaziz Bnnstaff