Borama News Network

Mareykanka oo qiray in Qadar door muhiim ah ka qaadatay heshiiska xabad joojinta Qasa

Xoghayaha arrimaha dibadda ee Mareykanka Antony Blinken ayaa u mahad celiyay ra’iisul wasaaraha Qadar Sheekh Maxamed bin Cabdul Raxman Al Thani “doorkii muhiimka ahaa” ee uu ka qaatay dadaaladii dhex dhexaadinta ee ugu dambeeyay ee lagu gaaray xabad joojinta Qasa, sida ay sheegtay wasaaradda arrimaha dibadda Mareykanka.

“Xoghayaha ayaa muujiyay baahida loo qabo in la sii wado horumarinta heshiiska si meesha looga saari colaadda Qasa, waxaana uu sheegay inuu ku faraxsanyahay kaalinta ra’iisul wasaaraha Qadar uu arrintaan ka qaatay.

Mr Blinken ayaa u rajeeyay Sheekh Maxamed bin Cabdul Raxman Al Thani inuu sii wado dadaalka lagu dhisayo nabad waarta oo ka dhacda gobolka.

Related posts

Axmed Cali Faarax: Farda Fuulkii Reer Sool Ee Filimkii Uu Jilaaga Ka Ahaa Uu Soo Jiitay Dunida

Abdiaziz Bnnstaff

Koomishanka Doorashooyinka Somaliland Oo War Cusub Soo Saaray Digniin Culus a Udiray Xisbiya Iyo Ururada

Abdiaziz Bnnstaff

Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Oo Maanta Xilkii La Wareegay

Abdiaziz Bnnstaff