Borama News Network

Mark Carney oo guusha xisbigiisa kadib la hadlay dadwweynaha Canada

Mark Carney ayaa u sheegay taageerayaasha xisbigiisa in is-dhul dhigidiisu ay ka dhigan tahay la shaqaynta dhammaan dhinacyada dawladda, la shaqaynta gobollada iyo dadka asaka ah ee dalka Canada.

Waxa uu sheegay in uu doonayo in uu isu keeno shaqaalaha, ganacsatada iyo bulshada rayidka ah. Carney waxa uu sheegay in uu muddo bilo ah ka digayey in Maraykanku uu “doonayo dhulkeenna, kheyraadkeenna, dalkeenna”.

Dadka uu la hadlayay oo aad u badnaa ayaa ku dhawaaqayay, “Weligeed ma dhici doonto”.

“Madaxweyne Trump waxa uu isku dayayaa in uu na jebiyo si uu Maraykanku noo yeesho, taasi weligeed dhici mayso,” Carney ayaa sidaa yiri.

Related posts

Daawo Jawigii Sagootinta Madaxweynihii Hore Muuse Biixi Cabdi Ee Afaafka Madaxtooyada

Abdiaziz Bnnstaff

Maanta Waa Bilawgii Geediga Ictiraaf Helida Somaliland ” Sharmaake Geele

Abdiaziz Bnnstaff

Booliska Dalka Denmark Oo Baadi Goobaya Nin Toori Ku Dilay Gabadh Somaliyeed

Abdiaziz Bnnstaff