Borama News Network

Markab Sahmin Doona Shidaal Oo u Shiraacday Xeebaha Dalka Soomaaliya

Sabtidii shalay, waxaa si rasmi xeebta Isatnbul ee dalka Turkiga uga soo shiraacday markabka sahminta iyo cilmi baarista gaaska iyo saliidda ee dowladda Turkiga, kaas oo ku wajahan xeebaha Soomaaliya.

Markabka ayaa waxaa soo sagootiyey mas’uuliyiin Soomaali iyo Turkish ah, oo uu ku jiro madaxweynaha Turkey Recep Tayyip Erdogan.

Markabkan, oo la filayo inuu shidaal ka baaro xeebaha Soomaaliya ee badweynta India, ayaa lagu wadaa in uu dhammaadka bishan gaaro biyaha Soomaaliya.

Oruc Reis ayaa waxaa wehlin doona laba markab oo kuwa dagaalka ah, kana caawin doona inuu gaaro xeebaha Soomaaliya, isaga oo sii mari doono badda Mediterranean-ka, Kanaalka Suez iyo Badda Cas.

Warbixntaan waxaa noo haaya Cabdulpqaadir Maxamed Samakaab.

 

Related posts

Golaha Amaanka Ee Qaramada Modoobay Oo Loo Gudbiyay Walaac Ku Saabsan Amniga Muqdisho

Abdiaziz Bnnstaff

Gobolka Mareykanka ku yaalla ee soo jiidanaya muhaajiriinta iyadoo Trump uu ballan qaaday inuu tallaabo ka qaadayo qulqulka soo galootiga

Abdiaziz Bnnstaff

” Xasan Sheekh Waa Dilaa Xalashaday Dhiiga …” Siyaasi Cali Waran Cade Oo Weerar Culus Ku Qaaday Madaxwayne Xasan Sheekh

Abdiaziz Bnnstaff