Borama News Network

Meydadka Tahriibayaal loo maleynayo inay khaarajiyeen magafayaashii tahriibanayey oo laga helay Liibiya

Meydka ugu yaraan 29 tahriibayaal ah ayaa laga helay laba goobood oo kala duwan oo ku yaal Liibiya.

Mas’uuliyiinta ayaa sheegay in qaar ka mid ah meydadkaas laga helay xabaal wadareed ku taalla meel beer ah, waxaana la tuhun san yahay in dhimashadoodi la xiriirto magafayaashii tahriibanayey.

Dhinaca kale, Hay’adda Bisha Cas ee Libya ayaa sheegtay inay soo saartay Meydadka Toban Tahriibayaal ah, kaddib markii doonidii ay la socdeen ku degtay meel u dhow magaalada Zawiya oo u dhow magaalada Tripoli.

(Kumanaan muhaajiriin ah ayaa sanad walba isku daya in ay ka gudbaan badda Mediterranean-ka ee halista ah iyagoo ka soo gudbaya waqooyiga Afrika una socda Yurub).

Related posts

Qaar Ka Mid Ah Xaafadaha Magaalada Muqdisho Oo Khaatiyaan Ka Taagan Tuuga Habeenkii Dadka Dhacda Iyo Cabsi Ku Soo Korodhay Muqdisho

Abdiaziz Bnnstaff

Madaxwayne Biden oo madaxda Labada Aqal ee Maraykanka kala hadlaya Kaalmada Israel Iyo Ukraine ay siiso Dowladdiisa

Abdiaziz Bnnstaff

Khatar Caafimaad Oo Culus Oo Ku Soo Fool Leh Dadka La Nool Xanuunka Macaanka Oo Laga Digay

Abdiaziz Bnnstaff