Borama News Network

Milatariga Dalka Burkino Faso Oo Shan Sano Ku Darsaday Mudo Xileedka Ay Haynayaan Talada Dalkasi

Militeriga Burkina Faso ayaa ku dhawaaqay in ay shan sano ku kordhihyeen xukunka militeriga.

Hoggaamiyaha dalka, kabtan Ibrahim Traoré, ayaa sidoo kale ka qeybgalaya doorashada dambe madaxweynaha sidaasina waxaa sheegay warbaahinta dowladda.

Tallaabadan ayaa lagu dhawaaqay Sabtigii kaddib shir wadatashi qaran oo ka dhacay caasimadda Ouagadougou.

Burkina Faso waxaa xukumayay ciidamada ilaa bishii Janaanyo sanadkii 2022-kii markaas uu xukunka qabsaday G/sare Paul-Henri Damiba.

Shirka oo degdeg lagu qabtay ayey warbaahinta gudaha sheegtay in aysan ka qeybgaleyn xisbiyada mucaaradka.

Related posts

‘kulmiye Iyo Wadddani Baa Dadkii Sida Xoolaha Xeryo Ku Xaraystay” Urrurka Rajo

Abdiaziz Bnnstaff

Xildhibaan Maxamed Abiib Oo Si Adag Ula Hadlay Shacabka Magaalada Wajaale

Abdiaziz Bnnstaff

GABILEY: Qaabkii dadwaynaha Gabiilay isugu soo baxeen Ololaha Waddani

Mustafe haji