Borama News Network

Mucaaradka Somaliya Oo Kasoo Horjeestay Sharciga Doorashooyinka

Baarlamaanka Soomaaliya ayaa shalay ansixiyay sharciga doorashooyinka tooska ah ee ay soo gudbisay xukuumadda Soomaaliya.

Tallaabadan ayaa waxaa ka hor yimid, mucaaridka Dowladda Soomaaliya kuna tilmaamay mid aanan waafaqsaneyn dastuurka.

Warbixintan waxaa innoo diyaariyay, Cabdulqadir Samakaab.

Related posts

Haween Iyo Caruur Lagu Laayay Gudaha Masjid Ay Gabaad Ka Dhigaynayen Oo Ku Yaala Galbeedka Dalka Sudan

Abdiaziz Bnnstaff

Hadalhayn xooggan oo ka dhalatay madaxa sirdoonka Kenya Nurdiin Xaaji oo loogu baaqay inuu iscasilo

Abdiaziz Bnnstaff

Hogaamiyaha Mucaaridka Dalka Sudan Ee RSF Oo Qirtay In Lagaga Adkaaday Dagaalka

Abdiaziz Bnnstaff