Musharaxa Madaxweyne Kuxigeenka Xisbiga Waddani Amb.Maxamed Cali Aw Cabdi ayaa Komishanka Doorashooyinka Qaranka ku bogaadiyey Cayimaada Jadwalka Doorashada Madaxtooyada Somaliland iyo Ururada.
Musharax Maxamed Cali Aw Cabdi ayaa sheegay inay diyaar u yihiin ka qaybgalka doorashooyinka isasaaran Isla markaana la shaqayn doonan KDQ.
Ugu Danbeyntii Musharaxa Madaxweyne Kuxigeenka Xisbiga Waddani Amb.Maxamed Cali Aw Cabdi uu Taageerayaasha Xisbiga ugu baaqay inay u diyaargaloobaan Doorashooyinkaasi.